Hogaamiyeyaasha labada Kuuriya oo kulan taariikhi ah ku yeeshay Panmunjom (Daawo Sawirro)

Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-un, ayaa sheegay in kulan madaxeedkii ugu horreeyey ee ay labda Kuuriya yeeshaan muddo toban sanadood iyo dheeraad ah, uu noqon doono bilowga taariikh cusub. Kim ayaa haatan waxa u bilaabmay wadahadal uu la leeyhay madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Moon Jae-in, oo ka dhacaya aagga milatariga ka caagan ee labada dal u … Continue reading Hogaamiyeyaasha labada Kuuriya oo kulan taariikhi ah ku yeeshay Panmunjom (Daawo Sawirro)